Juxa iyo Geerida



Juxa iyo Geerida: Maalin maalmaha ka mid ah ayuu Juxa ka qayb galay aas dad badani isugu yimaaddeen, raggii aaska ka soo qayb galay mid ka mid ah oo Juxa ku ogaa in uu si aad iyo aad ah uga baqo geerida ayaa Juxa weydiiyey, “Juxoow in maydka la hor socdo iyo in la daba socdo midkee aamin ah 
Ninkani waxa uu filayey in Juxa baqan doono oo cabbaar ka fikir doono labada dhinac ee la sheegay ka aaminka u dhow, laakiin su’aashaas waxa uu uga jawaabay si kale oo xikmad badan, waxuu ku yidhi, Halka aad doonto ka soco mar haddii aanad ahayn ka naxashka ku jira

Juxaa asagoo maalin Isagoo fooq dheer ama dabaq dher saran


Juxaa oo loo doonay gabar

Juxaa ayaa dameer uu lahaa suuqa keenay si uu u iibiyo


oday reer baadiya ah ayaa u soo safray magaalada

sheeko oday reer baadiya ah ayaa u soo safray magaalada

juxa markuu suuqa soo aaday

sheeko juxa markuu suuqa soo aaday

juxa markii kabaha laga xaday