Juxaa ayaa maalin Isagoo fooq dheer ama dabaq dheer saran aya waxa so hoos
is taagay nin markaas ayu ku yiri kaalay
Juxaa wuu soo dagay markuu dhulka yimid
ayu ku yiri ninki ii kaalmee wax isii Juxa wuxu
ku yiri ina keen kor Dabaqii ayay fuuleen
markay meesha ugu koraysa gaareen ayu ku
yiri Juxaa ninkii Allaha noo sahlo Miskiinki
aya carooday o ku yiri markaan dhulka jogay
maxaad igu oran waysay oo aad kor ii saartay
Juxaa aya ugu jawaabay adba markan kor
saarna maxad wax ii waydisan waysay oo aad iso dajisay
Post a Comment