Juxaa ayaa dameer uu lahaa suuqa keenay si uu u iibiyo nin doonayay in uu gato dameerka ayaa qabtay seyntii Dameerka, markaasuu haraati ku jiiday, haddana wuxuu fiiriyay ilkihiisa markaasuu dameerkii qaniinay ninkii oo xanuunsaday ayaa yiri "juxaayoow cidna dameerkan kaama gadaneyso, juxa ayaa ugu jawaabay oo yiri "in ay cidi iga gadato uma keenin suuqa, ee markii horeba waxaan u keenay in leyla arko dhibka uu igu hayo aniga!!"
Post a Comment