Home » » amiirkii iyo ninkii reer baadiya ahaa

amiirkii iyo ninkii reer baadiya ahaa



amiir ayaa wuxuu damcay inuu baadiyaha kusoo qadeeyo baadiyaha markey tageen ninkii ilaalinayay wuxuu ku yiri qof ila qadeeya isoo raadi
waardiyihii ayaa wuxuu helay nin reer baadiye ah oo meesha marayay wuxuu ku yiri amiirka ayaa ku yeeraya
markey u yimaadeen amiirkii wuxuu ku yiri waxaan rabaa inaad ila qadaysid haye buu yiri .wuxuu bilaabay inuu hilibkii aad u cuno ninkii reer baad
iyaha ahaa ayaa cuntadii si xun oo boobay amiirkii ayaa ku yiri hilibka maxa sidaas ugu boobaysaa sidii inay orgiga hoyadiis maalin ku hardisay
reer baadiyihii ayaa wuxuu ugu jawaabay adigana waxaa la moodaa sidaad ugu naxayso in hoyadiis maalin ku nuujisay

.
Share this article :

Post a Comment